1) Inay taageero ka siiso Golayaasha tilmaamitaanka baahiyaha iyo
Deegaanka higsiyada
bulshooyinka ku nool magaalada yo miyiga.
2) Inay taageero ka siiso Golayaasha Degaanka kala mudnaansinta baahiyaha degmada iyada 0o lagu salaynayo ka gaybgal.
3) Inay Kor u gaaddo wada shagaynta iyo inay bahwadaag la nogoto bulshooyinka, rayidka ah, ganacsiga gaarka ah, hay'adaha dawliga ah ee ku lugta leh maalgelinta yo hawlaha horumarinta.
10) Inay dabagasho, ka warbixiso fulinta maalgelinta ama qaybta horumarinta ee Qorshe Hawleedka Sannadlaha ah iyo Miisaaniyadda, yo guud ahaan ba horumarka laga samaynayo mudnaanaha Qorshaha horumarinta degmada.
11)
Inay raadiso fursado bahwadaagnimo lagula yeelanayo ganacsiga gaarka ah, hay'adaha caalamiga ah, kuwa Qaramada Midoobay, Ngo'yada yo Deeq bixiyayaasha.