bg_image

Xilka Waaxda Hawlaha Guud Iyo Dhulka

1. Ilaalinta Nadaafadda, Fayo dhawka, bilicsanaanta iyo quruxda Degmada.

2. Horumarinta Deegaanka iyo khayraadka dabiiciga ah ee Degmada.

3. Horumarinta fanka, isboortiga, suugaanta, Hiddaha iyo Dhaqanka

4. Noolaynta shacaa’irta islaamiga ah, waddaniga iyo Caalamiga ah.

5. Daryeelka faya-dhawrka Guud iyo ka hortagga cuduradda faafa.

6. Daad-guraynta iyo u gargaarka dadweynaha haddi aafo dhacdo iyo u gargaarkooda.

7. Dhisidda iyo dayactirka Dugsiyada aasaasiga ah, kuwa quraanka iyo daryeelka Masaajidyada.

8. Daryeelka iyo dhismaha xarumaha Xanaanada Hooyada yo Dhalaanka yo Dugsiyada dhaqaalaha guriga (Hoyga).

9. Habaynta, Qorshaynta, Hubinta yo isku dheeli tirka baahida Goobaha Biyaha ivo waxqabadkooda.

10.  Maamulidda iyo kormeerka la xidhiidha horumarinta miyiga.

11. Habaynta hawlaha aasidda iyo Qabuuraha.

12 Qorshaha kaltanka Rugaha Caafimaadka iyo Farmasiyayaasha lyo heegan galintooda.

13. La socodka isticmaalka dhaqan-galka daawooyinka iyo Cuntada Qasaacadaysan iyo la socodka mudada isticmaalka.

14. Casriyeynta Suuqyada dalagyada wadaniga ah yo dhiirigalinta cunidooda.

15. Ilaalinta anshaxa, wacyi galinta iyo taakulaynta dadka tabaalaysan.

16. Sicir Goynta qiimaha Badecadaha iyo ilaalinta maceeshada quutal daruuriga.

17. Ilaalinta Anshaxa, wakhtiga goobaha lagu daawado fridiyoyaasha, Silimada iyo Xafladaha Aroosyada.

Jadwalka Dhulka