bg_image

Xilka Waaxda Cashuuraha

1. Ururinta Cashuuraha Dawladda Hoose ee Degmada.

2. Kormeerka suuqyada iyo hawl gabadka shagaalaha sannooyinkii hore.

3. Dabagalka iyo soo xaraynta Cashuurihii baagday

4. Abuuris ilo dhaqaale oo cusub iyo u sahamintooda.

5. Qiimaynta Shaqaalaha Cashuuraha tababaridaa goob shago (on the job training).

6. Tira-koobidda iyo diwaangelinta hantida ma guurtada ah ee dadweynaha Degmada ku nooli leeyihiin, sida Daaraha, Carshaanta,  andaqadaha, Beeraha, Gawaadhida I.W.M. ee Cashuuruhu ku waajibtay.

7. Ka talo bixinta Arrimaha shaqada iyo shagaalaha Waaxda.

8. Qiimaynta noocyada Cashuuraha ee Sannad kasta.

9. Ururinta kirada iyo Arrimaha ijaarka Hantida Dawladda Hoose.

10. Tirakoobka iyo Diwaangelinta ilaha Dakhliga.

11. Soo xeraynta Dakhli maalmeedka.

12. Talo soojeedinta abuuridda iyo dib u habaynta Cashuuraha.

13. Kala xadaynta iyo kala habeynta Darajooyinka Liisamadooda.